(Sawirro) Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi uu horkacayo Dr. Johane Carlson

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday dalka Sweden oo uu hoggaaminayey Wakiilka Gaarka ah ee Hay’adda Caafimaadka Guud ee Dalka Sweden oo maalmahan boqasho ku joogay dalka. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa warbixin ku saabsan wadashaqeynta caafimaad ee labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa … Continue reading (Sawirro) Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi uu horkacayo Dr. Johane Carlson